Axmed Cabdisalam" Shirka waa in laga soo qeyb-geliyaa Ahlu Sunna"

0
Tuesday June 23, 2015 - 09:38:19 in Maqaallo by
  • Visits: 1071
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Axmed Cabdisalam" Shirka waa in laga soo qeyb-geliyaa Ahlu Sunna"

    Galmudug Ahmed Cabdisalaam ayaa ugu baaqay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay sida ugu dhaqsaha badan shirka uga soo qeyb-geliso Ahlu Sunna Waljamaaca.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Galmudug Ahmed Cabdisalaam ayaa ugu baaqay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay sida ugu dhaqsaha badan shirka uga soo qeyb-geliso Ahlu Sunna Waljamaaca.
Musharax Axmed ayaa sheegay in Ahlu Sunna Waljamaaca halgan adag ay u
soo gashay xorreynta iyo mideeynta shacabka gobolladda dhexe isla-markaanna aysan habooneyn in dowladda federaalka ka gaabiso fulinta heshiisyadii Ahlu Sunna Wal-jamaaca.

"Suurto-gal maaha inaan iska indho-tirno halganka Ahlu Sunna iyo muhiimadda ay u leeyihiin in maamul rasmi ah uu ka hana qaado gobolladda dhexe, Dowladda Federaalka waxaan uga digayaa in Ahlu
Sunna la'aanteed shirkaan Cadaado uu sii socdo, waa in laga soo qeyb geliyaa, waan hubaa in dhankooda diyaar u yihiin heshiiska" ayuu yiri Musharax Axmed Cabdisalaam.

Ugu dambeeyntii Musharrax Axmed
Cabdisalaam ayaa u hambalyeeyey
Baarlmaanka cusub ee dowlad gobolleedka Galmudug oo maanta fadhigoodii
ugu horreeyey ku yeeshay degmadda Cadaado

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip