Faalo: Guuled Gal- Mudug Utali

0
Sunday July 05, 2015 - 19:21:45 in Wararka by
  • Visits: 1538
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Faalo: Guuled Gal- Mudug Utali

    Cabdi Kariim Xuseen Guuled Waxaa Siyasada Somaaliya Lagu Arkay Markii Dowlada Faderaalka ah ay la Wareegtay Dalka Maamulkiisa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cabdi Kariim Xuseen Guuled Waxaa Siyasada Somaaliya Lagu Arkay Markii Dowlada Faderaalka ah ay la Wareegtay Dalka Maamulkiisa.
Magac Ahaan Ama Aragti ahaan Lama AQoon Guuled. Tariiqdiisi Hore ee Nolasha Waxa lagu Cabiray Inu Ahaa Shaqsi Lagu Tiriyo Dhinaca Waxbarshada .
Markii uu Xilka Madaxweyne Ku Guleysaty Madaxeyne Xasan Sheikh Ayuu Noqday Shaqsiyaadka Dhagata Madaxweynaha Ay u Raac Racdo.
Xukuumada La dhisay Waqtigaas ayuu ka mid noqday Shaqsiyaadkii ka soo dhex muuqday oo uu Hogaaminyay Cabdi Faarax Shirdoon Saacid.
Waxaa uu ka Qabtay Xilka Dalka ugu dag Shaqsiyadayd Hadaan Cabiro Fikirkayga Oo Ahaa " Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Amni Qaranka”.
Hadal heyntiisa iyo Wax qabadka uu u lahaa xilka loo Magaacabay Waa aya Taagneed Aragti Walbo Hala Bixiyee.
Markii Waxa uu la Dhacay Xukuumadii saacid ee HananWeysay Codka Barlamaanka.
Waxaa Dalka Reysal Wasare Logu Magacabay Cwali Shikh Ahmed, Dadka Somaaliya Siyaasdeeda Qoro Ma yasn Filaneyn inuu So laban Karo Guleed Iyagoo ku Cabirayay Shaqooyinkii u yaalay oo ay ku shegayeen inuu ku guul daresaty Walibo Shaqdii Dalka Markaasi ogu Dhib Badneyd oo ahayd Dhibaatadii Kismaayo Ka taagneyd.
Waqtigaasi waxaa loo Magaacabay Wasiirka Amniga Qaranka iyadoo la dhimay Hal xil oo Ahaa Wasiirka Arimaha Gudaha oo loo dhiibay Claahi Goodax Bare .
Dalka Markiibo Waxaa ka bilowday weraro Lala Bartilmaamedsanyo Gobaha Dowalada, Iyo Dilal Lala Qorsheyasan oo dhacayay. Dhibaatoyinkaasi oo dhan Waxay Guuled ahaayeen Shaqadiisa oo lagu Dhaliilayay.
Markii ay Bateen Werarad dhacay oo ka mid ahayeen Goobihii ay ka Dhaceen Maxakamada Gobalka, Xarunta UN ay ku lee yihiin Muqisho Iyo in la Galaybo Madaxtooyadii Dalka loga Arimeyanayay.
Waxaa soo Deg Degtay In Guleed uu Labo go,aaan uu mid Qaato oo ahyd inuu Xilk ku sii Adkeysto iyo in uu Ka Tago .
Habeen Saacada Geeska Africa ay ku beegantahay 4: 25PM Ayuu Saxaafada ugu yeeray Xafiiskii isagoo Shaaciyay inuu Iska Casilay Waxyaabihii u saxaafad u sheegay Waqtigaas oo aan Goob joog U ahaa ay ahyd inuu ku fashilmay Xilki uu Hayay Waqtigaasi.
Xilkii Amnig Waxaa loo Magaacabay : Qaliif Ereg:
Markiibo Ma Sii Cimri dheraan Xukuumadi Waqtigaasi waxyna kala Simantay Cimri jirkii Waqtigaa Xukuumadii Iyad Horeysay ee Shirdoon oo Jirtay Halsano.
Waxaa Markii Dalka Adeegisa Siyaasadeed Ee Fulinta La Weregay Xukumad Cusub oo uu Nasiib u Helay Cumar Cabdi Rashiid oo dhigay Tariiq oo Cusub oo ah In dalka Labo Jeer uu Ka Noqdo Reysalwasaare.
Guleed iyo Xulafadiisa ka Agdhawaeyd Waxa Lagu soo dary liiska Cusub ee Golah Wasiirad Xukuumada Cumar Cabdi Rashiid oo Gaaray 55 Xubnood.
Dadka Somaalida ah iyo Cidii Aragti Badalan Ka Qabatay Guled Waa ay ka Diidaneed Fal Celiska Sharmaake.
Barlaamnka Markiibo Waxaa ay ka mid Noqdeen Dadka Geedka Gaanban ugu Fariistay Guuled oo diiday in Mar Sadexaad uu soo Laabato.
Cumar Dib ayay ugu laabatay Doqitaankii Golaha Wasiirada Waxaa uuna soo dhisay Xukuumad Cusub oo aysan Qayb Ka ahayn Guleed iyo Saaxibo Badan oo Siyasada Dalka Lagu Tirinayay . Waxan la magaacabay Shaqsiyaad Ka Muqaala iyo Magac duwan Laakin isku Shaati Siyaasadeed ay yihiin.
Guleed Markii Somalida waa ay is weydiyeen Goobta uu Ka soo Muuqan Daano ee ah siyaasada dalka Ka jirto.
Waxaa uuna Noqday La taliyaha Madaxweynah ee dhinaca Siyaasada . Markiibo waxaa lagu dhex arkay Shirkii Somaliya iyo Somaliland ee ka dhacay Dalka Jabuti oo uu Aqrinayay Qodabdii Ka soo Baxay.
Ka Dib Ururka Siyaasada Dalka hayo Hada Waxa aay Milicsadeen Dorasahada 2016 ay u arkeen in mar kale ay soo laabtaan . Dalka oo ah Maamul Gobaleedna aya kaga Faaideysan Karaan Hogaamintiisa Inay Madaxweynaal ku yeshaan ay ku Dagalaamaan Doorasaha Cusub ee soo socoto .
Guuleed Waxaa loo Qorsheyay inuu Hogaamiyo Ka Noqdo Maamulka Gal-mudug ee Hada uu madaxweynaha u yahay Markii uu isu soo taagay Xilkaasi Dad Badan Ayaa rumeysnaa inuu Noqon Doono Mdaxweyne. Hadana Waxaa shaki la galiyay Markii ururka Dalmul Jadiid uu Waaayay Hogaamiyaha Barlmaanka ee Maamulka Ga-mudug.
Hada Ayuu ku guuleystay Ckariim Xilkii Madaxweynah Maamulka Glamudug oo uu Nasiib U yeeshay Hagaamintiisa .
Maamulka Yeeshay Hogaanka Cusub Waa mid Ka Muqaal Qurxan Maamul Gobaledyadii isaga Ka Horeyay ee Jubaland,Iyo Koonfur Galbeed .
Furasadaha Horyaalo Guuleed:
1 . Inuu Heysto Maaamul Dhismo Wanaagasan 2, in Tageero Ka Heli Karo Besha Caalmaka . 3 Cida xilka u dhiibantayn aya tahay Dadka Siyaasada dalka Gacanta ku hayo .
Caqabada Horyaalo Guuleed;
1.Maamulka Waxaa wali uu san ahyn Mid loo dhan yahay 2. Putland ma aaminsano oo daris Wadaag la ah in Maamul uu Cadaado Ka dhismay 3. In Wali Labada Gobal oo aysan Gacanta ugu jirin Dadka loo Magaacabay Waqtigaan 4. In Xal laga Gaaro Colaada Beelaha u dhaxeyso oo ku Badan Labada Gobal.
Cid Walbo oo Marqaati Nool ka Ah Taariq Daleedka Ka Dhacday Cadaado Waxay sugeysaa Wax uu ka Badalo Guuleed oo uu Taladeed Leeyahay
WQ :Jeylaani Huseen Yusuf
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip