Shariif Xassan Sheekh Aadan oo socdaal ku tegaya Bardaale

0
Monday August 10, 2015 - 11:02:55 in Wararka by Maxamud Sh: Axmed
  • Visits: 1161
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shariif Xassan Sheekh Aadan oo socdaal ku tegaya Bardaale

    Madaxweynaha Koofur galbeed ee Soomaaliya Shariif Xassan Sheekh Aadan ayaa maanta booqonaya degmada Bardaale ee gobolka Baay si uu ugu kuurgalo xaaladda deegaanadii u dambeeyay oo ay la wareegeen ciidamada xoogga Dalka iyo AMISOM.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Koofur galbeed ee Soomaaliya Shariif Xassan Sheekh Aadan ayaa maanta booqonaya degmada Bardaale ee gobolka Baay si uu ugu kuurgalo xaaladda deegaanadii u dambeeyay oo ay la wareegeen ciidamada xoogga Dalka iyo AMISOM.
Wariyaheyna wabka warsheekh maxamed C/laahi ayaa ku soo waramaya in wafdiga Madaxweynaha maamulka Koonfur galbeed uu socdaal ku tegi doono deegaanno dhowr ah, kaasi oo ujeedku yahay u kuurgalidda xaaladaha nololeed iyo tan caafimaad ee ka jirta deegaanada uu socdaalka ku tegi doono oo ay ka midtahay degmada Bardaale ee gobolka Baay.

Sidoo kale Maamulka Koonfur galbeed ayaa qorsheynaya in maanta ay saxaafadda u soo bandhigeen horjoogayaal ka tirsan maleeshiyaadka Al-Shabaab, kuwaasi oo shalay isu soo dhiibay ciidamada dowladda, waxaana iminka lagu hayaa xarun lagu dhaqan celiyo maleeshiyaadka ka soo goosta kooxda Al-Shabaab
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip