Banki Moon"Al-Shabab iyo ISIS dagaal loogama adkaan karo, hase yeeshee waxaa loo baahan …"

0
Wednesday September 30, 2015 - 13:43:11 in Wararka by Warsheekh Media
  • Visits: 1189
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Banki Moon"Al-Shabab iyo ISIS dagaal loogama adkaan karo, hase yeeshee waxaa loo baahan …"

    Shir ka bar bar qabsoomay Shirka Golaha loo dhan yahay ee QM ee magaalada New York ee Dalka Mareykanka ayaa dhaman Madaxdii ka qeyb gashay Shirka waxay uga hadleen khataraha ay leeyihiin Ururada Xagjiriinta ah sida Al-shabaab, Boka Xaraam iyo ISIS.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shir ka bar bar qabsoomay Shirka Golaha loo dhan yahay ee QM ee magaalada New York ee Dalka Mareykanka ayaa dhaman Madaxdii ka qeyb gashay Shirka waxay uga hadleen khataraha ay leeyihiin Ururada Xagjiriinta ah sida Al-shabaab, Boka Xaraam iyo ISIS.
'
Ban Ki-moon Xoghayaha Guud ee QM oo shirka ka hadlay ayaa sheegay in Al-Shabaab iyo ISIS aan looga adkaan karin dagaal, islamarkaana loo baahan yahay inuu Xoogga la saaro sidii dadka loo fahan siin lahaa khataraha Kooxaha Xagjiriinta ah.
 

Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo Soomaaliya ay Ciidamo ka joogaan ayaa sheegay in Al-Shabaab ay bilaabeen xeelado cusub oo ay Dadka ku hoos nool ay ku dhibaateeyeen, waxaana uu farta ku fiiqay in wadamada Reer Galbeedka ay mas’uul ka yihiin in dhalinyarada Al-shabaab ku biiraya.
 

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip