Muxuu la ilmeeyay Taliyaha Xooga dalka Soomaaliya?.

0
Sunday October 25, 2015 - 00:05:42 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 1546
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muxuu la ilmeeyay Taliyaha Xooga dalka Soomaaliya?.

    Taliyaha ciidamada Milateriga Dowladda Federaalka Soomaaliya S/G Maxamed Aaden Axmed ayaa ilmeeyay xilli uu ku sugnaa xerada Martiini ee magaalada Muqdisho xilligaasi oo uu kormeerayay qeybaha ay ka kooban tahay xeradaasi.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha ciidamada Milateriga Dowladda Federaalka Soomaaliya S/G Maxamed Aaden Axmed ayaa ilmeeyay xilli uu ku sugnaa xerada Martiini ee magaalada Muqdisho xilligaasi oo uu kormeerayay qeybaha ay ka kooban tahay xeradaasi.


taliyaha-xds-maxamed-aadan2

Jan. Maxamed Aadan Axmed ayaa ilmeeyay kaddib markii ay cabasho u gudbiyeen askartii halkaasi ku jirtay oo u badnaa kuwo ku dhaawacmay dagaalkii 1977-kii ay Soomaaliya la gashay Dowladda Itoobiya.

"Ciidamadii xornimada dalka u soo halgamay halkaan kagama saarayo” ayuu yiriTaliyaha ciidamada XDSoo sheegay inay taageerayaan ciidamada ku dhaawacmay difaaca dalka.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip