'Xaaskiisa ayeey ugu yeereen, Daanyeer kadibna isaga ayeey dileen'

0
Sunday July 10, 2016 - 11:51:35 in Wararka by Web Admin
  • Visits: 2175
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    'Xaaskiisa ayeey ugu yeereen, Daanyeer kadibna isaga ayeey dileen'

    Wiilkaan madow ee idiin muuqda waa muwaadin Nayjeeriyaan ah, oo xaaskiisa kula dhex mushaaxayay caasimadda faca weyn ee Rooma. Wiilasha aan magaalada Rooma dhaafin ee aaminsan in isirka cadi ka sarreeyo kan madow, ayaa waxey ugu yeereen xaaskiisa &qu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wiilkaan madow ee idiin muuqda waa muwaadin Nayjeeriyaan ah, oo xaaskiisa kula dhex mushaaxayay caasimadda faca weyn ee Rooma. Wiilasha aan magaalada Rooma dhaafin ee aaminsan in isirka cadi ka sarreeyo kan madow, ayaa waxey ugu yeereen xaaskiisa "daanyeer, daanyeer".
In uu ka difaaco markii uu maagayna waa loo gacanqaaday, ilaa uu koomo galay, sidaas ayuuna ku dhintay wiilkii Neyjeeriyaanka ahaa ee kooxda islaamiistaha ah ee Bokoxaraam ka soo cararay, balse, ku dhintay gacanta cunsuriyiinta Roomaanka. Warbaahintu si wacan uma daboolin dhacdadaan foosha xun. Si kastaba, dhacdadani waa mid ka mid wajiyada dhabta ah ee ey maanta xambaarsan tahay ilbaxnimada Reergalbeedku sheegtaan. Duf ku baxa!! Alla maxey been iyo huuhaa dunida ku cabeen!!


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip