Afgembigi Turkiga oo dhicisoobay (Warbixin Faah faahsan+Sawiro

0
Saturday July 16, 2016 - 03:51:51 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1563
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 2
  • Share via Social Media

    Afgembigi Turkiga oo dhicisoobay (Warbixin Faah faahsan+Sawiro

    TV-ga ugu weyn dalka Turkiga ee la yiraahdo TRT oo ahaa kii baahiyey baaqii kooxda afgambigaleyda ka dib marki ay gudaha u galeen ayaa shacabka Turkigu ka xoreeyeen askartii halkaas ku suganeyd ee afduubka u heysatey shaqaalihii TV-gaas..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

TV-ga ugu weyn dalka Turkiga ee la yiraahdo TRT oo ahaa kii baahiyey baaqii kooxda afgambigaleyda ka dib marki ay gudaha u galeen ayaa shacabka Turkigu ka xoreeyeen askartii halkaas ku suganeyd ee afduubka u heysatey shaqaalihii TV-gaas..

Kooxdii inqilaabka hor-boodeysey badnakoodii gacanta ayaa lagu dhigay, hubkii ay wateenna waa laga wada qaadey... waxaa soo ifbaxaya inuu afgambigaan ka danbeeyey wadaadka dalka Mareykanka ku sugan ee la yiraahdo Fatxallaah Gullen..
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip