War Deg Deg Ah:-Fanaanka Weyn Ee Shey Mira Dacaar Oo Goordhow Ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa

0
Sunday July 17, 2016 - 19:27:01 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1161
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Fanaanka Weyn Ee Shey Mira Dacaar Oo Goordhow Ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa

    Wararka ka imaanaya Magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland ayaa ku waramaya in goordhaweyd uu halkaas ku geeriyooday Alla ha u naxariistee Fanaanka weyn ee Shire Mire Dacaar oo mudooyinkii dambe ku xanuunsana.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya Magaalada Hargeysa ee Caasimada Somaliland ayaa ku waramaya in goordhaweyd uu halkaas ku geeriyooday Alla ha u naxariistee Fanaanka weyn ee Shire Mire Dacaar oo mudooyinkii dambe ku xanuunsana.

Qaar kamid Ehelada Fanaanka ayaa warbaahinta u xaqiijiyay Geeridiisa waxaa ka Tacsiyadeeyay dhamaan Bahna Fanka Soomaliyeed.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip