Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Tababar Bali-doogle Ugu Soo Xiray Ciidamo Kumaandoos Ah

0
Thursday July 21, 2016 - 22:30:29 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 856
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Tababar Bali-doogle Ugu Soo Xiray Ciidamo Kumaandoos Ah

    Madaxweynaha Soomaliya Mudane Xasan sheikh Maxamuud oo wehliyaan saraakiil ka Tirsan Ciidamada Xogga dalka soomaliyeed ayaa gaaray Garoonka Diyaaradaha Balidoogle ee Gobolka Shabellaha hoose.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Soomaliya Mudane Xasan sheikh Maxamuud oo wehliyaan saraakiil ka Tirsan Ciidamada Xogga dalka soomaliyeed ayaa gaaray Garoonka Diyaaradaha Balidoogle ee Gobolka Shabellaha hoose.

Ujeedka Madaxweynaha Soomaliya Xasan sheekh Maxamuud uu halkaasi u tagay ayaa ah sidii tababar loogu soo xiri lahaa Cutubyo ka tirsan ciidamada Kumaandooska Somaliya, kuwaasi oo muddo tababaro halkaasi ku qaadanaayay.

Ciidamada Kumaandooska Somaliya ayaa tababarada waxaa lagu siiyaa Garoonka Diyaaradaha ee Balidoogle ee Gobolka Shabeelaha Hoose , waxaa tababarka bixiyay Saraakiil ka tirsan Dowlada Mareykanka.

Ciidamada Kumaandooska Somaliya ayaa tan iyo markii dib loo qalabeeyay waxa ay qaadeen Howlgalo lagu la dagaalamaayo Al-shabaab kuwaasi oo ka dhacay koonfurta dalka Soomaliya.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip