Wasaarada Amniga Oo Ka Hadashay Howlgal Xalay Laga Sameeyay Degmada Wartanabada Ee Gobolka Banaadir

0
Sunday July 31, 2016 - 11:01:30 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1143
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasaarada Amniga Oo Ka Hadashay Howlgal Xalay Laga Sameeyay Degmada Wartanabada Ee Gobolka Banaadir

    Wasaaradda Amniga ayaa faah faahin ka bixisay howgal hub iyo dad lagu soo qabtay oo ciidamada Ammaanka ka sameeyeen magaalada muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda Amniga ayaa faah faahin ka bixisay howgal hub iyo dad lagu soo qabtay oo ciidamada Ammaanka ka sameeyeen magaalada muqdisho.

Afhayeenka Wasaarada amniga dowladda Soomaaliya Cabdikaamil Macalin Shukri oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ciidanka dowladda Soomaliya iyo kuwa AMISOM oo iskaashanaya ay howlgal ay ka fuliyeen degmada Warta Nabadda ayna kusoo qabteen hub iyo dad lagu eedeeyay in ay xiriir la leeyhiin ururka Al-Shabaab.

Afhayeenka ayaa sheegay in howlgalka lagu soo qabtay 160 qof iyo sidoo kale 3 gaari ,ka dibna baaritaan  ay ciidanka amniga ay sameeyeen ayaa waxa ay gacanta kusoo dhigeen rag lagu tuhmaayo Al Shabaab.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip