Dhageyso:-Wasaarada Amniga Oo Ka Hadashay Amaanka Hoteelada Magaalada Muqdisho

0
Wednesday August 31, 2016 - 15:36:29 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1157
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:-Wasaarada Amniga Oo Ka Hadashay Amaanka Hoteelada Magaalada Muqdisho

    Wasiirka Wasaarada Amniga Gudaha dowladda Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo ka hadlay ammaanka Hotelada Muqdisho, ayaa sheegay hadii Maamulka Hoteelada aysan xaqiijin karin ammaanka dadka isugu imaanaayo Hoteelada in aanan loo baahneyn inuu sii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Wasaarada Amniga Gudaha dowladda Soomaaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed oo ka hadlay ammaanka Hotelada Muqdisho, ayaa sheegay hadii Maamulka Hoteelada aysan xaqiijin karin ammaanka dadka isugu imaanaayo Hoteelada in aanan loo baahneyn inuu sii furnaado Hoteeladaasi.

Waxa uu sheegay dhibaatada amni ee ka dhacda Hoteelada Muqdisho kaliya inaanan dusha loo saari karin Hay’adaha ammaanka Dowladda, balse qayb ka mid ah dhaliisha ay leeyihiin masuuliyiinta Hoteelada.

Wasiirka Amniga ayaa sheegay masuuliyada amniga Hotelada inay saaran tahay dadka Milkiilayaasha oo looga baahan yahay inay sameystaan ciidamo u gaar ah oo amniga Hoteladooda xaqiijiya.

Wasiirka ayaa ugu baaqay Milkiilayaasha Hotelada in ay ka taxadaraan dadka ku shiraaya hoteelada Amnigooda.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip