Sarkaal Ka Tirsan Ciidamada Badda Maamulka Puntland Oo Maanta Lagu Magaalada Garoowe

0
Sunday September 25, 2016 - 15:32:07 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1251
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sarkaal Ka Tirsan Ciidamada Badda Maamulka Puntland Oo Maanta Lagu Magaalada Garoowe

    War hada soo dhacay ayaa sheegaya in Magaalada Garowe ee Caasimadda Maamulka Puntland lagu dilay Sargaal ka tirsan Ciidamada Badda Maamulka Puntland waxaana la sheegay in Dilka ay Geysteen Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Puntland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War hada soo dhacay ayaa sheegaya in Magaalada Garowe ee Caasimadda Maamulka Puntland lagu dilay Sargaal ka tirsan Ciidamada Badda Maamulka Puntland waxaana la sheegay in Dilka ay Geysteen Ciidamo ka tirsan kuwa Maamulka Puntland.

Goobjoogeyaal ayaa sheegay in Askarta Dilka geysatay ay Sargaalka u dileen si aan ula kac aheyn markii rasaas ay Fureen ay Haleeshay Sargaalka.

Askartii Dilka geysatay ayaa la sheegay in la Xiray,waxaana socota Baaritaan ay lagu baarayo sargaalka ka tirsanaa Ciidamada Badda Puntland ee maanta Garowe lagu dilay.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip