Ciidamada Amaanka Maamulka Puntland Oo La Wareegay Bankiga Dhexe Magaalada Garoowe

0
Sunday September 25, 2016 - 21:42:44 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1140
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamada Amaanka Maamulka Puntland Oo La Wareegay Bankiga Dhexe Magaalada Garoowe

    Wararka ka imaanaya Magaalada Garoowe ee Caasimada Maamulka Puntland , ayaa ku waramaya in gelinkii dambe ee maanta ay ciidan gadoodsan la wareegeen gacan ku haynta Xarunta Bankiga Dhexe ee Garoowe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya Magaalada Garoowe ee Caasimada Maamulka Puntland , ayaa ku waramaya in gelinkii dambe ee maanta ay ciidan gadoodsan la wareegeen gacan ku haynta Xarunta Bankiga Dhexe ee Garoowe.

Ciidamada Sirdoonka Puntland ee PIA (Puntland Intelligence Agency) oo ka cabanaya mushaaraad la’aan muddo toddobo bilood ah, ayaa si rasmi ah ula wareegay gacan ku haynta Xarunta Bankiga, ee Magaalada Garoowe ee Caasimada Maamulka Puntland, Ciidamadan, ayaa waxaa lagu waramayaa in ay halkaasi ka eryeen ilaaladii, mana jirin wax iska horimaad ah oo goobtaasi ku dhex maray.

Ilaa haatan ma jiro wax war ah oo kasoo Maamulka Puntland oo ay ugu hadlayaan la wareegitaanka Ciidamada gadoodsan ee galabta la wareegay Xarunta Bankiga Dhexe ee Garoowe.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip