Qarax khasaaro badan sababay oo kadhacay Maqaayada Blu-Sky ee Muqdisho (Sawiro)

0
Saturday October 01, 2016 - 14:42:54 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1814
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax khasaaro badan sababay oo kadhacay Maqaayada Blu-Sky ee Muqdisho (Sawiro)

    War deg deg ah oo iminka inaga soo gaaray magalaada MUqdisho ayaa sheegaya in qarax xoogan oo goor dhow kadhacay maqaayada Blue Sky ee magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War deg deg ah oo iminka inaga soo gaaray magalaada MUqdisho ayaa sheegaya in qarax xoogan oo goor dhow kadhacay maqaayada Blue Sky ee magaalada Muqdisho. Qaraxaani oo ahaa mid aad u xoogan ayaa sida wararka aanu ka heleeno sababay dhimasho iyo dhaawac iyadoo gawaarida gurmadka deg dega ahna ee halkaa ka geesanayaan gurmad xoogan oo lagu daabulayo dadki wax ku noqday qaraxaasi.

Maqayaada la qarxiyay ayaa kutaalo agagaarka taaladi Xaawo Taako.

Xiliga uu qaraxa dhacay oo goor dhow un aheed darteed ilaa iyo hada ma jiro wax war ah oo kasoo baxay  mas'uuliyada qaraxaasi hasa yeeshe sida looga bartay kooxda Alshabaab ayaa lala xiriirinayaa in qaraxaasi ee ka dambeeyaan.


WIxi kusoo kordha kala soco wararkeena danbe
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip