Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Ku Sii Jeeda Magaalada Jowhar

0
Sunday October 09, 2016 - 14:31:13 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1066
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Arimaha Gudaha Oo Ku Sii Jeeda Magaalada Jowhar

    Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya iyo Wafdi uu hogaaminaayo, ayaa lagu wadaa inay gaaraan Magaalada Jowhar, halkaasi oo la filaayo inuu kaga qaybgalo Dhaarinta Xildhibaanada Maamulka HirShabelle.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliya iyo Wafdi uu hogaaminaayo, ayaa lagu wadaa inay gaaraan Magaalada Jowhar, halkaasi oo la filaayo inuu kaga qaybgalo Dhaarinta Xildhibaanada Maamulka HirShabelle.

Qaban qaabadii ugu dambeysay ee dhaarinta Xildhibaanada ayaa ka socota Magaalada Jowhar.

Saacadihii la soo dhaafay ayaa mas'uuliyiinta dhismaha Maamulka Hirshabelle waxa ay ku howlanaayeen hubinta Xildhibaanada cusub ee Maamulka, inkastoo weli aanan lagu dhawaaqin tiradooda.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip