Cali Khaliif Galey Oo Maanta Gaaray Magaalada Hargeysa

0
Monday February 06, 2017 - 13:30:01 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1022
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cali Khaliif Galey Oo Maanta Gaaray Magaalada Hargeysa

    Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galleyr ayaa maanta gaaray Magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Cali Khaliif Galleyr ayaa maanta gaaray Magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Somaliland.

Cali Khaliif ayaa shalay loo diiday in uu diyaarad ka raaco Magaalada Buuhoodle,waxaana uu xalay Gaari ka qaatay Buuhoodle isaga oo ku hoyday Magaalada Burco.

Waxaa uu Maanta gaaray magaalada Hargeysa,halkaas oo la sheegayo in uu ka raacay diyaarad ka dibna u duulay Magaalada Jabuuti oo uu wadahadallo kula yeelanayo xubno ka tirsan Maamulka Somaliland.

Malleeshiyo hubeysan oo diiddan wadahadalka Somaliland iyo khaatuma ayaa Cali Khaliif shalay ka hor istaagay in uu diyaarad ka soo degtay Buuhoodle u raaco Jabuuti,waxaana ay celiyeenm Diyaaraddii oo kaliya.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip