War Deg Deg Ah:-Farmaajo Oo Noqday Madaxweynaha Cusub Ee Soomaaliya

0
Wednesday February 08, 2017 - 19:46:17 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1077
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War Deg Deg Ah:-Farmaajo Oo Noqday Madaxweynaha Cusub Ee Soomaaliya

    Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa noqday Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, kadib markii uu tanaasulay Xasan Sheekh Maxamuud oo kula tartami rabay wareegga Saddexaad ee Doorashada.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo) ayaa noqday Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya, kadib markii uu tanaasulay Xasan Sheekh Maxamuud oo kula tartami rabay wareegga Saddexaad ee Doorashada.

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa inta aan la guda gelin wareegga Saddexaad ee Doorashada, waxa uu soo hor istaagay xildhibaanada Baarlamaanka hortooda, isagoo sheegay in uu tanaasulay.

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo).

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka Dr. Ibraahim Iidle Suleymaan ayaa dhaariyay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Mudane Farmaajo.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip