Banaanbax Looga Soo Horjeedo M/weynaha Maamulka Hirshabeelle Oo Ka Dhacay Baledweyne

0
Wednesday February 22, 2017 - 16:12:54 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1120
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Banaanbax Looga Soo Horjeedo M/weynaha Maamulka Hirshabeelle Oo Ka Dhacay Baledweyne

    Wararka aan ka heleyno Magaalada Baledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayan in halkaasi uu ka dhacay Banaanbax Balaaran oo looga soo horjeedo Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Cosoble.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka aan ka heleyno Magaalada Baledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa waxa ay sheegayan in halkaasi uu ka dhacay Banaanbax Balaaran oo looga soo horjeedo Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabdulaahi Cosoble.

Dibadbaxayaasha ayaa ku qeylinayay hadhaco Madaxweyne Cali Cosoble iyo erayo kale oo looga soo horjeedo Madaxweyne Cosoble.

Dadka Banaanbaxa dhigayay ayaa waxa ay iskugu soo baxeen fagaaro ku yaalla gudaha Magaalada Baledweyne halkaasi oo ay ka jeediyeen hadalo ku aadan sida ay u diidan yihiin inuu Madaxweyne sii ahaado Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle.

Tan iyo markii lagu dhawaaqay Golaha Wasiirada maamulka Hirshabeelle waxaa socday Banaanbaxyo iyo kulamo lagu diidan yahay maamulkaasi,

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip