Madaxweynaha Soomaaliya Oo U Ambabaxay Sacuudiga

0
Thursday February 23, 2017 - 08:37:07 in Wararka by Xafiiska Muqdisho
  • Visits: 1087
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Soomaaliya Oo U Ambabaxay Sacuudiga

    Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa saakay ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho waxaana uu u Ambabaxay Wadanka Sacuudi Carabiya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa saakay ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho waxaana uu u Ambabaxay Wadanka Sacuudi Carabiya.

Madaxweyne Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa dhawaan waxa uu Casuumaad ka helay Boqorka Sacuudiga arinta oo keentay in dalka ugu horeeya ee uu Madaxweynaha Soomaaliya socdaalka ku tegayo ay tahay Wadanka Sacuudiga.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip