Tacsii: Dhamaan Culuma’udiinka Ahlsunna Waljamaac Gaar ahaan Culimada Reer Warsheekh waxa tacsi udirayaan.

0
Wednesday May 20, 2009 - 11:37:17 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1211
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsii: Dhamaan Culuma’udiinka Ahlsunna Waljamaac Gaar ahaan Culimada Reer Warsheekh waxa tacsi udirayaan.

    Cululma’udiinka Ahlusunnah Waljamaac ee Reer Warsheekh waxa tacsi tiiraanyo leh udirayaan alaah unaxariistee geeridi kutimid marxuumad XABIIBO XAAJI AHMED HIRAABE iyadoo ehelada iyo qaraabadi ay ka geeriyootana alle looga baryay in uu samir iyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cululma’udiinka Ahlusunnah Waljamaac ee Reer Warsheekh waxa tacsi tiiraanyo leh udirayaan alaah unaxariistee geeridi kutimid marxuumad XABIIBO XAAJI AHMED HIRAABE iyadoo ehelada iyo qaraabadi ay ka geeriyootana alle looga baryay in uu samir iyo iimaan kasiiyo aamiin.

Tacsi tan lamid ah ayaa waxa loo dirayaa alaah unaxariistee XAAJI XASAN AHMED OW OMAR oo isna ku geeriyooday Magaalada Muqdisho oo alle looga baryay in uu ka waraabiyo janadii fardowso ehelka iyo qaraabad aoo ka geeriyoodana samir iyo iimaan alaah ka siiyo.
 
 
Tacsi kale oo tan la mid ah  ayaa waxa halkaani loo marinayaa alaah Unaxariistee Marxuumad FAADUMO MAXAMED MaXAMUUD OW NUUR oo iyadana ku geeriyootay magaalada muqdisho iyadoo alle looga baryay in u ka waraabiyo janada fardowso ehelaka iyo qaraabada ay ka geeriyootana samir iyo iimaan
 
 
Tacsi karle oo tan lamid ah ayaa maamulka iyo shaqaalda webka warsheekh waxa ay hawada umarinayaan alaah unaxariistee Marxuum Jaamac C/raxman Xaaji Digir oo isna ku geeriyooday Magaalada Muqdisho iyadoo alle looga baryay inuu ka waraabiyo janatu fardowsa ehelka iyo qaraabada uu baneeyana samir iyo iimaan
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip