Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan leh

0
Monday October 22, 2018 - 07:50:42 in Wararka by Warsheekh Muqdisho
  • Visits: 686
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta kulan leh

    Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay kulankoodii caadiga ahaa ay ku yeelan doonaan Xaruntooda Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay kulankoodii caadiga ahaa ay ku yeelan doonaan Xaruntooda Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

Kulanka Baarlamaanka Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 22-ka bisha Octoober 2018, ayaa waxa uu Ajendihiisu yahay aqrinta labaad ee hindise sharciyeedka wax ka badalka hanti dhowrka guud ee Qaranka.

Dhinaca kale Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxaa lagu wargeliyay inuu maanta jiro kulanka Golaha Shacabka,isla markaana loo baahan yahay in ay kasoo qeyb galaan Kulanka.

Ciidamada amniga ayaa saakay xiray Wadooyinka soo gala iyo kuwa kabaxa Xarunta Golaha Shacabka,iyadoona amniga aad loo adkeeyay.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip