Ra'iisul Wasaare Kheyre oo Magacaabay guddi xal raadin ah + Akhriso

0
Tuesday October 23, 2018 - 13:58:36 in Wararka by Warsheekh Muqdisho
  • Visits: 820
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ra'iisul Wasaare Kheyre oo Magacaabay guddi xal raadin ah + Akhriso

    Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta waxa uu guddi u magacaabay xalinta tabashooyinka ay qabaan maamul goboleedyada dalka ka jira.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa maanta waxa uu guddi u magacaabay xalinta tabashooyinka ay qabaan maamul goboleedyada dalka ka jira.

Guddigan ayaa waxaa kamid ah xubno ka tirsan golaha Wasiirada xukuumadda federaalka Soomaaliya,waxaana guddoomiye looga dhigay Wasiirka Wasaarada arrimaha Gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye iyo xubno kale,kuwaasi la shaqeynaya Aqalka Sare.

Gudigaan uu Ra’iisul Wasaaraha Magacabay ayaa yimid kadib markii Aqalka Sare ay Xukuumadda ka dalbadeen in mudo saddex Cisho ah uga soo jawaabto mowqifkooda khailaafka dowladda iyo maamul goboleedyada.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip