Toogasho saakay ka dhacday Muqdisho iyo wararkii ugu dambeeyay

0
Wednesday October 24, 2018 - 08:54:35 in Wararka by Warsheekh Muqdisho
  • Visits: 695
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Toogasho saakay ka dhacday Muqdisho iyo wararkii ugu dambeeyay

    Ciidamada Ammaanka dowlada Soomaaliya ayaa saakay Suuqa weyn ee Bakaaraha waxa ay ku toogteen Mid kamid ahaa koox burcad ah oo dhac ka geysanayay gudaha Suuqa Bakaaraha.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada Ammaanka dowlada Soomaaliya ayaa saakay Suuqa weyn ee Bakaaraha waxa ay ku toogteen Mid kamid ahaa koox burcad ah oo dhac ka geysanayay gudaha Suuqa Bakaaraha.

Dad goobjoogayaal ah oo ku sugan Bakaaraha ayaa inoo sheegeen in Ciidamada ay ku soo baxeen koox burcad oo dhac ka geysaneyay Wadada labaad ee Suuqa Bakaaraha,isla markaana toogtay mid ka mid ah burcadaasi.

Ninka burcada ahaa ayaa Ciidamada waxa ay ka dhaawaceen mid ka mid ah lugihiisa,waxaana la sheegay im ciidamada booliska gacanta ku dhigeen nin kale oo la socday.

Ragga burcada ah ayaa waxaa la sheegay inay wateen Mooto Bajaaj,iyagoona dad shacab ah  oo ku suganaa gudaha Suuqa Bakaraha ay ka soo dhaceen mobeelo ay lahaayeen,waxaana sidaasi kusoo Eryaday Ciidamada Booliska dowlada Soomaaliya.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip