Akhriso:-Qodobada looga hadlayo Kulanka Golaha Shacabka ee Maanta

0
Monday October 29, 2018 - 08:15:18 in Wararka by Warsheekh Muqdisho
  • Visits: 597
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Akhriso:-Qodobada looga hadlayo Kulanka Golaha Shacabka ee Maanta

    Xildhibaanada Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay kulankoodii caadiga ahaa ay ku yeelan doonaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhibaanada Golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay kulankoodii caadiga ahaa ay ku yeelan doonaan Xarunta Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

Ajendaha kulanka Xildhibaanada Baarlamaanka Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 29-da bisha Octoober 2018,ayaa waxa uu yahay codeyn ansixin horudhac ah wax ka badalka xeer hoosaadka Golaha Shacabka.

Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa lagu wargeliyay in uu jiro Maanta kulanka Baarlamaanka,isla markaana ay kasoo qeyb galaan.

Golaha Shacabka ayaa todobaadkii waxa ay kulmaan saddex maalmood oo kala ah Sabti Isniin iyo Arbaco,Marka laga reebo kulamada deg dega ah,waxaana haatan horyaala ajendayaal dhowr ah.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip