Sheekh Shaakir oo taageero weyn u muujiyay Shirkii Madaxweyne Farmaajo uu Iclaamiyay

0
Tuesday October 30, 2018 - 13:57:36 in Wararka by Warsheekh Muqdisho
  • Visits: 591
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sheekh Shaakir oo taageero weyn u muujiyay Shirkii Madaxweyne Farmaajo uu Iclaamiyay

    War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska Madaxa Xukuumadda maamulka Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa waxaa looga hadlay Shir wadatashi ah oo Markale uu Madaxweynaha Soomaaliya isugu yeeray Madaxda maamul Goboleedyada dalka ka jira.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska Madaxa Xukuumadda maamulka Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan ayaa waxaa looga hadlay Shir wadatashi ah oo Markale uu Madaxweynaha Soomaaliya isugu yeeray Madaxda maamul Goboleedyada dalka ka jira.

Sheekh Maxamed Shaakir ayaa waxa uu soo dhaweeyay Gogosha uu fidiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo,kaasi oo lagu xalinayo Khilaafka soo kala dhexgalay Dowlada dhexe iyo Dowlad Goboleedyada dalka.

Hoos ka Akhriso Warka kasoo baxay Madaxa Xukuumadda Galmudug.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip