Wasiir Caadle oo xilka qaadis iyo magacaabis sameeyay (Wareegto)

0
Tuesday November 20, 2018 - 10:52:08 in Wararka by Warsheekh Muqdisho
  • Visits: 624
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Caadle oo xilka qaadis iyo magacaabis sameeyay (Wareegto)

    Wareegto kasoo baxday Xafiiksa Wasiirka arrimaha gudaha iyo dowladaha Hoose ee maamulka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa waxaa xilalkii looga qaaday Guddoomiye ku xigeenkii Arrimaha bulshada ee Gobolka Hiiraan Xuseen Cusmaan Cali ,Xoghayihii dow

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wareegto kasoo baxday Xafiiksa Wasiirka arrimaha gudaha iyo dowladaha Hoose ee maamulka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle ayaa waxaa xilalkii looga qaaday Guddoomiye ku xigeenkii Arrimaha bulshada ee Gobolka Hiiraan Xuseen Cusmaan Cali ,Xoghayihii dowlada hoose ee Degmada Baladweyne C/kariin Maxamuud Xasan.

Wasiir Caadle ayaa Guddoomiye ku xigeenka Arrimaha bulshada ee Gobolka Hiiraan u magacaabay C/qaadir Maxamed Arwaax halka Xoghayaha dowlada hoose ee Degmada Baladweyne loo magacaabay Cabdirisaaq Cali Weerar.

Waxaa dhammaan Wareegtada xilka qaaista iyo Magacaabista la Ogeysiiyay Madax ugu sareysa maamulka Hirshabeelle,waxaana sidoo kale Hay’adda amniga la faray inay la shaqeyaan Mas’uuliyiinta la magacaabay.

Dadka Gobolka Hiiraan ayaa dhowr jeer Maamulka Hirshabeelle ku eedeeyay in ay si joogta ah xilalka uga qaado Siyaasiyiinta Gobolka Hiiraan kaliya.

Hoos Akhriso Warqada Magacaabista.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip