Weerarki Tuuryare yaa dusha uridanayo

0
Monday April 19, 2021 - 12:56:08 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 129
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Weerarki Tuuryare yaa dusha uridanayo

    Taliyihii hore ee hay'adda Nabad-sugida iyo Sirdoonka Qaranka Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in uu ka badbaaday isku day dil, kaddib markii xalay ciidamada dowladdu weerar ku qaadeen gaadiid uu la socday oo m

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyihii hore ee hay'adda Nabad-sugida iyo Sirdoonka Qaranka Cabdiraxmaan Maxamed Tuuryare oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in uu ka badbaaday isku day dil, kaddib markii xalay ciidamada dowladdu weerar ku qaadeen gaadiid uu la socday oo marayay aaga Marinaaya ee Magaalada Muqdisho.


Taliyaha ayaa sheegay in ciidamada weerarray ahaayeen kuwo ka tirsan Booliiska Soomaaliyeed, laakiin loogu magacdarray Duufaan oo dhawaan la dajiyay goobtaasi.

Weerarka ayuu sheegay in uu ahaa mid ku dhacay si ku talagal ah madaama ay ogaayeen ciidamada ku sugnaa Bartakootarool ee lagu rasaaseeyay in uu ahaa taliyihii hay'adda Nabad-sugida.

Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay dhinaca hay'addaha Amniga oo la xiriira eedeynta Cabdiraxmaan Tuuryare ee ah in ay weerarreen ciidamok ka tirsan kuwa dowladda.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip