Ciidamadi Xooga dalka ee Gadooday iyo warbixino dheeri ah

0
Sunday April 25, 2021 - 13:12:19 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 197
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidamadi Xooga dalka ee Gadooday iyo warbixino dheeri ah

    Ciidamada oo xalay soo gaaray Waqooyiga Muqdisho ayaa lagu waramayaan in ay la wareegeen Isgoysyo muhiim ah waxaana hoggaaminaya sida la sheegay saraakiil ka biyo diidan muddo korarsiga dowladda uu madaxweynaha ka yahay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada oo xalay soo gaaray Waqooyiga Muqdisho ayaa lagu waramayaan in ay la wareegeen Isgoysyo muhiim ah waxaana hoggaaminaya sida la sheegay saraakiil ka biyo diidan muddo korarsiga dowladda uu madaxweynaha ka yahay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.


Ciidamada ayaa lagu waramayaa in ay la wareegeen Isgoyska Fagax, qeybo ka mid ah degmada Kaaraan iyo waliba Hilwaa sida ay warbaahinta u sheegeen dad goobjoogayaal ah.

Meelaha ay ciidamadan ku sugan yihiin ayaa lagu arkayaa gaadiid faro badan oo kuwa dagaalka oo xalay ka soo baxay furmaha iyo saldhigyada difaaca ee ciidamada militariga Soomaaliya ku sugan yihiin.

Ciidamadan ayaa la sheegay in uu hoggaaminayo sarkaal lagu magacaabo Col Saney Cabdulle, ma jirto faah faahin intaa dhaafsiisan oo laga bixiyay dhaqdhaqaaqan ay ka wadaan magaalada Muqdisho.

Go'aankii uu dhawaan Baarlamaanka Soomaaliya mudada ugu kordhiyay dowladda hadda jirta ayaa waxaa ka dhashay carro siyaasadeed iyadoo ay siweyn uga biyo diideen siyaasiyiinta mucaaradka oo ka digay in cawaaqib aan wanaagsan oo arintaasi ay keeni karto.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip