War deg deg ah, Dagaal qaraar oo iminka ka socda magaalada Muqdisho

0
Sunday April 25, 2021 - 16:31:28 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 118
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War deg deg ah, Dagaal qaraar oo iminka ka socda magaalada Muqdisho

    War deg deg ah oo iminka inaga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dagaal xoogan oo iminka ka socda deegaanka Marinaayo halkaasi oo saakay ee gaareen ciidamo militariga dowlada Soomaaliga ah kuwaasi oo ka biyo diidan mudo kororsiga madaxwe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War deg deg ah oo iminka inaga soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in dagaal xoogan oo iminka ka socda deegaanka Marinaayo halkaasi oo saakay ee gaareen ciidamo militariga dowlada Soomaaliga ah kuwaasi oo ka biyo diidan mudo kororsiga madaxweyne Farmaajo.
.
Dadka kunool degmooyinka Cabdicasiis iyo Kaaraan ayaa sheegaya iney maqlayaan maqalka rasaasta oo xoogan iyadoo xaafadaha qaar lagu arkayo shacab careesan oo isugu soo baxay.

Dhanka kale isgoyska Sanca ee mara degmooyinka Kaaraan, Yaaqshid iyo Shibis ayaa xaalad xooga deganaan ah iminka ka jirtaa kadib is rasaaseen saakay kudhax martay ciidamo ka wada tirsan dowlada Soomaaliya.

Wixi kusoo kordha kala soco wararkeena danbe

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip