War kanixiyay reer Hargeysa oo kasoo yeeray Kenya Airways.

0
Wednesday May 12, 2021 - 19:30:44 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 83
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War kanixiyay reer Hargeysa oo kasoo yeeray Kenya Airways.

    Shirkada duulimaadyada Kenya oo ka jawaabaysa wararka sheegaya in ay duulimaadyadeda Hargaysa bilaabayso 28 May, ayaa sheegtay in qorshahaasi wali hakad ku jiro, oo ay dhimanyihiin ogolaasho iyo caddaymo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Shirkada duulimaadyada Kenya oo ka jawaabaysa wararka sheegaya in ay duulimaadyadeda Hargaysa bilaabayso 28 May, ayaa sheegtay in qorshahaasi wali hakad ku jiro, oo ay dhimanyihiin ogolaasho iyo caddaymo.
Qoraal ay shirkadu soo saartay ayaa lagu yidhi "shirkada diyaaradaha ee Kenya waxay jeceshahay in ay caddayso in qorsheheeda bilaabida duulimaadyada Hargaysa, Somaliland iyo Nayrobi, Kenya uu wali hakad ku jiro oo ay sugayaan ogolaansho”.

"Si ka duwan wararka wareegaya baraha bulshada ma jiraan wax duulimaadyo ah oo hada shaqaynaya”.

Jawaabta shirkada ayaa timid kadib markii maalmihii lasoo dhaafay ay warbaahinta qaarkeed qortay warar la xidhiidha, in shirkada diyaaradaha ee Kenya ay duulimaad yadeeda Hargaysa bilaabayso dhamaadka bishan May.



 
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip