Israa'iil oo dhibaatooyin hor leh ugeesatay dadka Falastiin

0
Friday May 14, 2021 - 11:39:55 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 94
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Israa'iil oo dhibaatooyin hor leh ugeesatay dadka Falastiin

    Milatariga Israa'iil ayaa xoojiyay weerarada ay ka wadaan Qasa iyadoo dagaalamayaasha Falastiiniyiintana ay iyagana sii wadaan inay gantaallo ku tuuraan dhinaca Israa'iil xilli colaadu ay gashay maalintii shanaad.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Milatariga Israa'iil ayaa xoojiyay weerarada ay ka wadaan Qasa iyadoo dagaalamayaasha Falastiiniyiintana ay iyagana sii wadaan inay gantaallo ku tuuraan dhinaca Israa'iil xilli colaadu ay gashay maalintii shanaad.


Ciidammada Israa'iil ayaa sheegay in xoogagga cirka iyo kuwa dhulka ay qeyb ka ahaayeen weerarada dhacay maanta oo Jimce ah, balse waxay sheegeen in ciidammadooda aysan gelin Qasa.

Weriye ka tirsan BBC-da oo ku sugan Qasa ayaa sheegay in magaallada ay ku socdaan duqeymo xooggan oo loo adeegsanaya noocyada kala duwan ee diyaaradaha dagaalka.

Ilaa iyo hadda 100 qof ayaa lagu dilay Qasa, 7 qofna dhinaca Israa'iil tan iyo markii ay billowdeen dagaallada Isniintii.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip