Xogaha qarsoon ee kulanki Shariif, Xasan Sheekh iyo Qoor-qoor

0
Thursday May 20, 2021 - 20:43:10 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 150
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xogaha qarsoon ee kulanki Shariif, Xasan Sheekh iyo Qoor-qoor

    Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Qoorqoor ayaa kula kulmay hoyga uu ka degen yahay Muqdisho xubno ka tirsa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Qoorqoor ayaa kula kulmay hoyga uu ka degen yahay Muqdisho xubno ka tirsa


Kulankan ayaa musharaxiinta ka qeybgalay waxaa ka mid ahaa Madaxweynayaashii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed iyo Musharax Daahir Maxamuud Geelle.


Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in kulankan uu ka mid yahay Shir doceedyo ay yeelanayaan Midowga Musharaxiinta iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada, shirarkan ayaa ku qotoma arrimaha shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee la filayo inuu Sabtida furmo.

madaxweynaha galmudug oo la kulmay xubno ka tirsan midowga musharaxiintamadaxweynaha galmudug oo la kulmay xubno ka tirsan midowga musharaxiintamadaxweynaha galmudug oo la kulmay xubno ka tirsan midowga musharaxiintamadaxweynaha galmudug oo la kulmay xubno ka tirsan midowga musharaxiinta

 
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip