Kulan Xasaasi ah oo ka dhacay guriga Xasan Sheekh (Sawiro)

0
Tuesday May 25, 2021 - 21:07:40 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 201
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Kulan Xasaasi ah oo ka dhacay guriga Xasan Sheekh (Sawiro)

    Madaxweynihii hore ee Somalia Xasan Sheikh Mohamud ayaa hoygiisa ku qaabilay Ra'iisul Wasaarihii hore ahna Musharax Madaxweyne Xasan Ali Khaire, Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka ahna Musharax Madaxweyne Shariif Hassan Shiikh Aaden iyo iyo Tali

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynihii hore ee Somalia Xasan Sheikh Mohamud ayaa hoygiisa ku qaabilay Ra'iisul Wasaarihii hore ahna Musharax Madaxweyne Xasan Ali Khaire, Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka ahna Musharax Madaxweyne Shariif Hassan Shiikh Aaden iyo iyo Taliyihii hore ee nabad sugida qaranka Cabdullahi Maxamed Cali "Sambaloolshe".


Kulankan ayaa loogaga hadlay xaaladihii ugu dambeeyay ee siyaasadda dalka,gaar ahaan arrimaha doorashooyinka oo la filayo in dhowaan heshiis laga gaaro dalkana uu doorasho aado.

Kulankan ayaa ahaa kulankii ugu horeeyay ee qaar ka mid ah musharaxiinta ay si wadajir ah u yeeshaan maalmihii la soo dhaafay.


Ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay waxyaabihii loogaga wadahadlay kulankan, iyadoo la filayo in dhawaan ay bilowdaan ololaha doorashada dalka.


qaar ka mid ah musharaxiinta oo kulan ku yeeshay hoyga xasan sheekh maxamuud

qaar ka mid ah musharaxiinta oo kulan ku yeeshay hoyga xasan sheekh maxamuudqaar ka mid ah musharaxiinta oo kulan ku yeeshay hoyga xasan sheekh maxamuudqaar ka mid ah musharaxiinta oo kulan ku yeeshay hoyga xasan sheekh maxamuudqaar ka mid ah musharaxiinta oo kulan ku yeeshay hoyga xasan sheekh maxamuud

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip