RW Rooble oo ku dhaqaaqay talaabo carro gelineesa Madaxtooyada

0
Monday May 31, 2021 - 19:20:19 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 66
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    RW Rooble oo ku dhaqaaqay talaabo carro gelineesa Madaxtooyada

    Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya ayaa ku wargalisay dhammaan Ergooyinka Diblomaasiyadeed, Hay'adaha Qaramada Midoobay iyo Hay'adaha Caalamiga ah ee ku sugan Nairobi in hawada Kenya iyo Soomaaliya la xiray ka dib markii la jaray Xiriirkii D

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasaaradda Arrimaha Dibadda Kenya ayaa ku wargalisay dhammaan Ergooyinka Diblomaasiyadeed, Hay'adaha Qaramada Midoobay iyo Hay'adaha Caalamiga ah ee ku sugan Nairobi in hawada Kenya iyo Soomaaliya la xiray ka dib markii la jaray Xiriirkii Diblomaasiyadeed ee labada dal.

Warqad ka soo baxday Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha 26 bishan May ayaa lagu faray dhammaan Wasaaradaha iyo hey’adaha kala duwan ee dowladda in aanay gaari karin lana shaacin karin go’aan cusub oo aan ogolaansho looga helin Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha.Arrintan ayaa waxay muujineysa in Wasiirada Wasaaradaha Xukuumadda aanay wax magacaabis ama dano kale oo shaqsi u adeegsan awoodahooda inta lagu guda jiro xilliga kala guurka, iyadoo horay loo bartay in marka olole doorasho jirto in Wasiirada qaar sameeyaan magacaabis xilal, si ay danahooda u gaaraan.Halkan hoose ka aqriso qoraalka ka soo baxay xafiiska ra’iisul wasaaraha;

ra'iisul wasaare rooble oo amar culus dul dhigey wasaaradaha dowlada



Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip