Wararki ugu dambeeyay ee qaraxi Muqdisho

0
Saturday June 05, 2021 - 23:08:00 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 141
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wararki ugu dambeeyay ee qaraxi Muqdisho

    Qarax ay dad rayid ah wax ku noqdeen ayaa goordhow ka dhacay meel ku dhow Ex Contarool Afgooye ee magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Qarax ay dad rayid ah wax ku noqdeen ayaa goordhow ka dhacay meel ku dhow Ex Contarool Afgooye ee magaalada Muqdisho.


Jug xoog leh ayaa laga maqlay xaafadaha ku dhowdhow goobta uu qaraxu ka dhacay iyadoo ay ku dhaawacmeen Illaa siddeed qof oo la geeyay isbitaalada ku yaal magaalada Muqdisho.

Si rasmi ah looma sheegin waxa keenay qaraxa hase yeeshee wararka qaar ayaa sheegaya in qaraxu uu ahaa mid ka dhashay qof isku soo xirey waxyaalaha qarxa oo goobtaas isku qarxiyay. ujeeddada laga lahaa qaraxan oo sida la sheegay ahaa miino dhulka la geliyay.
Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay ciidamada ammaanka ee magaalada Muqdisho.

 

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip