Soomaaliya oo lagu daray liis madow oo ay soo saartay QM

0
Tuesday June 22, 2021 - 23:50:29 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 215
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaaliya oo lagu daray liis madow oo ay soo saartay QM

    NEW YORK — Waddamada Soomaaliya, Congo, Afghanistan iyo Syria ayaa safka hore ka galay goobaha ay carruurtu ku jiraan khatarta ugu badan dunida, sida ay sheegtay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Carruurta.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

NEW YORK — Waddamada Soomaaliya, Congo, Afghanistan iyo Syria ayaa safka hore ka galay goobaha ay carruurtu ku jiraan khatarta ugu badan dunida, sida ay sheegtay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Carruurta.

Waddamadaas ayey ka dhacaan ku dhowaad 60% dhammaan xadgudubyada loo gayst carruurta ee caalamka oo dhan, waxaana ay ku jiraan liiska madow ee sanadlaha ah ee ay soo saartay QM.

Warbixinta ayaa lagu sheegay in xadgudubyadii ugu badnaa ee dhacay 2020-kii ay ahaayeen u adeegsiga caruurta ee askar ahaan iyo dilka caruurta.

Warbixin ay noo diyaarisay weriyaha VOA ee Qaramada Midoobay Margaret Bashiir, waxaa soo jeedinaysa Sahra Cabdi Axmed.



Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip