Digniin: Konfur Afrika oo laga helay Nooca cusub ee ugu halista badan Virus-ka Coronavirus

0
Saturday November 27, 2021 - 12:04:36 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 335
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Digniin: Konfur Afrika oo laga helay Nooca cusub ee ugu halista badan Virus-ka Coronavirus

    Ururka Caafimaadka Adduunka, ayaa leh Shir deg deg ah oo diiradda lagu saarayo Nooca cusub ee ugu halista badan Virus-ka Coronavirus, kaasi oo si deg deg ah ugu dhex faafaya Dalkani Koonfur Afrika.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ururka Caafimaadka Adduunka, ayaa leh Shir deg deg ah oo diiradda lagu saarayo Nooca cusub ee ugu halista badan Virus-ka Coronavirus, kaasi oo si deg deg ah ugu dhex faafaya Dalkani Koonfur Afrika.

WHO, ayaa Khubaradeedu waxa ay leeyihiin Noocan cusub ee South Africa ka dilaacay waa kii ugu Walwalka badnaa ee abid Dunida lagu arko.
Lama oga heerka halistiisu gaarsiisan tahay Virus-kani cusub iyo in Talaaladii hore ay Difaac u noqon karaan oo looga hortagi karo.

Dalal badan, ayaa durbaba ku dhawaaqay inay Xayiraado culus kusoo rogeen Dadka ka imaanaya Koonfur Afrika.
Tani, ayaa soo dedejin karta Xanibaado cusub oo lasoo rogo markale.
Abdirasaaq Iindhojaceyl.
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip