Mareykanka: "halla joojiyo daandaanisga iminka kasocda Muqisho"

0
Monday December 27, 2021 - 11:14:57 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 234
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Mareykanka: "halla joojiyo daandaanisga iminka kasocda Muqisho"

    Safaarada Mareykanka ee magaalada Muqdisho ayaa war kooban oo qoraal ah iminka kasoo saartay, xaalidihi ugu dambeeyay ee siyaasada dalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Safaarada Mareykanka ee magaalada Muqdisho ayaa war kooban oo qoraal ah iminka kasoo saartay, xaalidihi ugu dambeeyay ee siyaasada dalka.
Qoraalka safaarada ayaa udhignaa in la joojiyo waxa ee kutilmaameen iney tahay daandaansi iyo fowdo taasi oo mareykanka marnaba uusan raali ka aheyn.

Tan iyo marki ee faraha ka badan qilaafka siyaasadeed ee udhaxeeyo madaxda dalka ayaa Mareykanka waxa uu si isdaba joog ah usoo saarayaa warar joogta ah kuwaasi oo kumuujinaayo aragtidiisa siyaasadeed.

Lasoco wararkeena danbe.


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip