Farmaajo oo digniin helay iyo Rooble oo taageero helay

0
Thursday December 30, 2021 - 12:31:59 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 92
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Farmaajo oo digniin helay iyo Rooble oo taageero helay

    Khilaafka siyaasadda ee u dhexeeya Madaxweynaha iyo Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya ayaan weli xal laga gaarin, waxaana dowladda Mareykanka oo kamid ah dalalka deeqaha siiya Soomaaliya ay war kasoo baxay ku sheegtay in ay la hadleen madaxweyne Max

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Khilaafka siyaasadda ee u dhexeeya Madaxweynaha iyo Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya ayaan weli xal laga gaarin, waxaana dowladda Mareykanka oo kamid ah dalalka deeqaha siiya Soomaaliya ay war kasoo baxay ku sheegtay in ay la hadleen madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Bayaanka Mareykanka ka soo baxay ayaa lagu boorriyay in madaxweyne Farmaajo uu taageero dadaallada hir-gelinta doorashada loogu jiro ee uu gar-wadeenka ka yahay Ra'iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble, ciidamaduna ay dhex ka noqdaan khilaafka siyaasadda.

Haddaba, warka kasoo baxay Mareykanku ma noqon karaa mid meesha ka saari kara is-fahmi waaga u dhexeeya Farmaajo iyo Rooble?

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip