Qarax kadhacay deegaanka Qalimow ee Gobolka Shabeelaha Dhexe

0
Monday January 24, 2022 - 20:59:40 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 248
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Qarax kadhacay deegaanka Qalimow ee Gobolka Shabeelaha Dhexe

    Wararka ka imaanaya Deeganka Qalimoow ee Gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in qarax miinada nuuca dhulka lagu aaso ah uu ka dhacay oo goob maqaaxi ah oo ku taala deegaankaas.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wararka ka imaanaya Deeganka Qalimoow ee Gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in qarax miinada nuuca dhulka lagu aaso ah uu ka dhacay oo goob maqaaxi ah oo ku taala deegaankaas.

 
Qaraxa miinada ayaa waxaa ka dhashay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac,waxayna wararku sheegayaan in haweeney maqaaxida lahayd, labo ruux oo rayid ah iyo saddex askari ay ku dhinteen halka 8 kalana ay ku dhaawacmeen.Fa

Deegaanka Qalimow oo 30km dhinaca Koofur ka xiga magaalada Jowhar ayaa dhowr toddobaad kahor weerar ku qaaday dagaalamaaysha Alshabaab.

 


Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip