Wafti ka socda baarlamanka UK oo tegay Hargeysa

0
Friday February 18, 2022 - 00:13:03 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 165
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wafti ka socda baarlamanka UK oo tegay Hargeysa

    HARGEYSA — Wafti uu hogaaminayo Xildhibaan Gavin Williamson oo ka tirsan Baarlamanka UK ayaa maanta booqasho ku tagay Somaliland iyadoo shalayna ay wafti ka socda Midawga Yurub iyo Qaramada Midoobay ay gaareen Somaliland.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

HARGEYSA — Wafti uu hogaaminayo Xildhibaan Gavin Williamson oo ka tirsan Baarlamanka UK ayaa maanta booqasho ku tagay Somaliland iyadoo shalayna ay wafti ka socda Midawga Yurub iyo Qaramada Midoobay ay gaareen Somaliland.


Xildhibaan Williamson ayaa ka mid ahaa xildhibaano dhowaan baarlamanka UK horgeeyey dood lagu dalbanayey in aqoonsi la siiyo Somaliland.


 

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip