Rooble iyo Farmaajo oo markale fooda is daray (Warbixin)

0
Saturday February 19, 2022 - 20:56:58 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 218
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Rooble iyo Farmaajo oo markale fooda is daray (Warbixin)

    Wasiirka Batroolka DF Somalia, Inj. Cabdirashiid M. Axmed ayaa qoraal uu saacad kahor soo saaray ku bayaaniyey heshiiska uu galay ee ay diideen madaxda dalka ugu sarraysa.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka Batroolka DF Somalia, Inj. Cabdirashiid M. Axmed ayaa qoraal uu saacad kahor soo saaray ku bayaaniyey heshiiska uu galay ee ay diideen madaxda dalka ugu sarraysa.


"Waxaan ku faraxsan ahay in aan iclaamiyo inaan saxiixnay Heshiis Wax Soo Saar Wadaag 7 xirmood oon la galnay COASTLINE EXPLORATION LTD,” ayuu qoraalkiisa ku bilaabay.

"Waa guul usoo hoyatay Ummada Soomaaliyeed. Waxaan u mahad celinayaa Madaxweyaha JFS oo igu garab siiyey iguna tirtirsiiyey dhammaystirka hawshan.” Ayuu raaciyey.

Si kastaba MW Farmaajo & RW Rooble ayaa soo wada saaray qoraallo hal mowqif ka istaagey heshiiskan oo ay ku tilmaameen mid sharci darro ah.

 



 
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip