Doorashada kasocoto Boosaaso oo lagu tilmaamay mid boob ah

0
Saturday February 26, 2022 - 18:43:39 in Wararka by Xarunta Dhexe
  • Visits: 126
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Doorashada kasocoto Boosaaso oo lagu tilmaamay mid boob ah

    Siyaasiin ay ka mid yihiin xildhibaanno ku jiray baarlamaanka Soomaaliya ee muddo xileedkiisu dhamaaday iyo golaha wasiirrada oo deegaan doorashadoodu ay tahay magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa walaac hor leh ka muujiyay doorashada kuraalta gol

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Siyaasiin ay ka mid yihiin xildhibaanno ku jiray baarlamaanka Soomaaliya ee muddo xileedkiisu dhamaaday iyo golaha wasiirrada oo deegaan doorashadoodu ay tahay magaalada Boosaaso ee gobolka Bari ayaa walaac hor leh ka muujiyay doorashada kuraalta golaha shacabka ee taal magaaladaasi.

Siyaasiintan oo u badan wasiiro heer federaal ah oo maanta shir jaraa'id ku qabtay Boosaaso ayaa sheegay in mad-madow badan uu ku jiro qaabka la doonayo in lagu qabto doorashadaasi isla markaana la baalmaray habkii saxda ahaa ee ay ahayd in loo maro.

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip