AHLU SUNNA WAL JAMAACA EE DALKA SWEDEN O G A Y S I I S MUTAMARKII 5 AAD

0
Friday June 05, 2009 - 17:31:44 in Maqaallo by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1155
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    AHLU SUNNA WAL JAMAACA EE DALKA SWEDEN O G A Y S I I S MUTAMARKII 5 AAD

    AHLU SUNNA WAL JAMAACA EE DALKA SWEDEN O G A Y S I I S MUTAMARKII 5 AAD

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

AHLU SUNNA WAL JAMAACA EE DALKA SWEDEN O G A Y S I I S MUTAMARKII 5 AAD

 

 

AHLU SUNNA WAL JAMAACA

EE DALKA SWEDEN

O G A Y S I I S

MUTAMARKII 5 AAD

Jamaacada Ahlu Sunna Wal Jamaaca ee Waddanka Sweden, waxay ogaysiinayaan Muslimiinta ku nool  Waddamada Yurub, gaar ahaan kuwa ku sugan Waddamada Iskandineefiya, in Magaalada Göteborg (Sweden)lagu qaban doono "Mu'tamarka 5-aad ee ASW",maalmaha Sabtida iyo Axada, taariikhduna ay tahay 27 & 28 Bisha Juun 2009, waxaana lagu qaban doona "HOOLKA   MEDBORGHUSET" ee ku yaala Waddada Brahegataan, 11 ee Göteborg “ Gamlastans Bibliotek “ hadba sidaad u taqaanaan.

 Mu'tamarka waxaa ka soo qayb geli doona Culimo fara badan oo aqoon buuxda u leh Diinta Islaamka, kuwaas oo magacyadooda iyo meelaha ka kala imaanaya dib laga soo sheegi doono.

                     

Sidoo kale "SHICAARKA AMA CINWAANKA"  Mu'tamarka 5-aad ee ASW,  iyo saacadaha ay muxaadarooyinku bilaaban doonaan , dib ayaan  ka soo sheegi   doona. 

Waxaan Muslimiinta meel kasta oo ay joogaan, gaar ahaan Walaalaheena Soomaaliyeed ku boorinaynaa in ay ka soo qayb galaan Mu'tamarka kor ku xusan,kana faa'idaystaan wacdiga, naseexada, baraarujinta xagga Diinta iwm.

   Wixii faah-faahina ahna waxaad kala soo xiriiri kartaan Telefoonada Lambaradooda hoos ku xusan: 

  Mob.   0704450782,   Mob.  0737391963  iyo  Mob.  0707217048.-

    Waa Billaahi Towfiiq.

 

  WAXAA ICLAAMIYAY:

  IDAARADA ASW EE GÖTEBORG.

 

 Hussein Malim Abba

 

 

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip