{SONO} maamulka cusub ee ururka waddaniga soomaaliyee (SONO)‏

1
Tuesday June 16, 2009 - 21:31:05 in Maqaallo by Xarunta Dhexe
  • Visits: 4741
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    {SONO} maamulka cusub ee ururka waddaniga soomaaliyee (SONO)‏

    Wada tashi dheer kadib oo dhex maray maamulka golaha fulinta ee ururka waddaniga soomaaliyeed waxaa la isla meel dhigay in dib habeyn lagu sameeyo maamulka golaha fulinta iyo waaxyaha ururka, si howsha ururka loo laba jibaaro

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wada tashi dheer kadib oo dhex maray maamulka golaha fulinta ee ururka waddaniga soomaaliyeed waxaa la isla meel dhigay in dib habeyn lagu sameeyo maamulka golaha fulinta iyo waaxyaha ururka, si howsha ururka loo laba jibaaro
xubnuhu waxay isla garteen in xubnihii golaha fulinta ee Shaqadooda kasoobixiwayay lagu badalo xubno cusub. hadaba xubnaha cusub ee kusoo biiray golaha fulinta waxaa kamida
1. Mustafa  Yusuf  Ali,  madaxa waaxda qorshaynta iyo isku xirka arimaha gudaha,  mustafe waa wiil dhalinyaro ah oo dagan London UK waxna ka barta,
 
2. Hanna Abbas Osman,  madaxa waaxda waxbarasada, hanna abbas waa arday ku jirta sanadkii u dambeeyay ee jaamacada, waxayna dagantahay magaalada Khartum ee dalka sudan
 
3.  Muna Abdulkariim Musse, madaxa waaxda dhaqaala .. muno waa arday dagan magaalada Columbus, Ohio USA
dhamaan xubnahaan cusub ee kusoo biiray maamulka golaha fulinta waxaan allaha weyn uga rajaynayaa in howlahooda u fududeeyo, xilka cuslus ee loo dhiibayna ay kasoo dhalaalaan waajibaadkiisa, waxaan allaha weyn uga rajaynayaa inay
 
 MAAMULKA GOLAHA FULINTA EE URURKA WADDANIGA SOOMAALIYEED
NO
Jagooyinka
 
Magacyada
WADANKA
1.
Gudoomiyaha Guud
Kamal Guled Mohamed
Karachi Pakistan
2
Gud. Kuxigeenka 1aad
Abdinasir Mohmed Sh. Nur
Karachi, pakistan
3
Gud kuxigeenka   2aad
Zahro   Abdi Hersi
Amsterdam, Holand
4
Xoghayaha guud
Abdullah jama
Toronto, canada
5
Madaxa waaxda warbaahinta
Abdifatah Hussein sabrie
Somalia
6
Madaxa waaxda arimaha bulshda
Ifrax Yusuf Ciyow
Hordland, Norway
7
Madaxa maaliyada
Muna Abdulkariim Musse
Columbus, Ohio USA
8
Madaxa xiriirka dibada
Mohamed hassan Jinaah
Mogadisho, Somalia
9
Madaxda waaxda Qorshaynta iyo isku xirka gudaha
Mustafa  Yusuf  Ali
London UK
10
Madaxaxa waaxda taakuleynta iyo xuquuqda aadamaha
Ali yaasiin Gurbe
Kampala, Uganda
11
Madaxaxa waxbarashada
Hanna Abbas osman
Khartoum, Sudan
 
waaxaha ururka
ururka waddaniga soomaaliyeed (SONO) wuxuu u shaqeeya waax waax ayadoo waax walba ay qabanayo howlo gaaro oo loo xilsaaray oo ku cad ujeedooyinka fog fog ee uu higsanayo ururku
ururku wuxuu leeyahay 6 waaxood, waax walbana waxay qabanaysaa shaqo gaara oo ku cad xeer hoosaadka ururka
1.WAAXDA ARIMAHA BULSHADA
Waaxda arimaha bulshada waa waaxda ugu balaalan ee ururka waxaana hoos imaada dhamaan howlahaha arimaha bulshada
WAAJIBAADKA WAAXDA ARIMAHA BULSHADA

1.      Diyaarinta barnaamijyada adkaynaya xiriirka walaaltinimo iyo saaxiitinimo bulshaweynta soomaaliyeed.

2.      Ka shaqeeynta horumarinta dumarka ( dhinaca waxbarashada, shaqada, dhaqaalaha, isku filnaashada, iyo siyaasada)

3.      Abuurida sida loo horumarin lahaa caafimaadka bulshada ( dhinacyada, nadaafada deegaanka, qoyska, helida biyo nadiif ah,  iwm)

4.      U doodida xuquuqda bulshada soomaaliyeed ee lixdood lixaad aysan dhameystirneen. ( Dhinaca shaqada, waxbarashada, guurka, ka qayb qaadashada wax u tarka bulshada, ka helida qaybtooda deeqda bulshada, si loogu habeeyo qabab ay iskugu filnaan karaan)

5.      u doodida xuquuqda iyo ka mid ahaadashada bulshada ee caruurta aan laheeyn waalidka, iyo kuwa ka dhashay reeraha faqriga ah.

6.      Casuumida dhamaan mufakiriinta, bulshayahanada, qorayaasha, iyo aqoonyahanada ku taqasusay maadooyinka kala duwan si aan kaga kaashano waxyaabaha quseeyso WAB iyo UWS.

7.      Kashaqaynta is dhexgalka, nadaba iyo wanaaga umada soomaaliyeed

8.      Horumarinta dhaqaalaha bulshada

9.       Horumarinta dhalinyarada dhinaca shaqada, iyo wada shaqeeynta wanaagsan, khaas ahaan iskaa wax u qabasada ee bulshada.

10. Barida shaqsikasta waajibaadka ka saaran naftiisa, qoyskiisa, diintiisa, dalkiisa, iyo bulshadiisa.

11. Soo diyaarinta mawduucyada looga doodayo kulanada quseeya wacyi galinta bulshada

12.  Dabargooynta QABIILKA, QABYAALADA iyo KALA SOOCA BULSHADA SOOMAALIYEED. ( QAAS AHAAN QAYBTA SIYAASADA, GUURKA, WAXBARASHADA, SHAQADA, KA QAYB QAADASHADA WADA SHAQEEYNTA)

13. U gargaarida dhamaan dadka tabarta daran.

14. Abaabulida howlaha ciyaaraha iyo isku duba ridka barnaamijtooda

15.  Isku xirka iyo abaabulka ururada dhaliyarada ee ka jiro dalka iyo dibada

16.  Isu soo dhawaynta culumaa'udiinka soomaaliyeed

17. Dhiiri galinta iyo kobcinta tayada waxbarasho ee bulsha weynta soomaaliyeed

18.  Dhaqan celinta dhalinyarada soomaaliyeed ee ku dhaqan doorsamay qurbaha

19. Ka qaadida interview ama wareeysi ku saabsan taariiq nololeedka qofkasta ee ka mid ah ururka UWS. Waxeeyna WAB u xilsaarantahay in ay diyariso suaalaha, doorato qofka bishaas laga qaadaa warbixinta, iyo qofka qaadaa, saxida, u gudbinta waaxda WARBAAHINTA ee UWS si loo soo gelsho websiteka ururka, joornaalka iwm iyo u dirida xubnaha UWS.

20.  ku samaynta cilmi baaris tirada ay le’egtahay soomaalida ku nool dibada, dhaqaalahooda, luuqadahooda, dhaqankooda, diintooda iyo waliba sida ay dalkooda hooyo ugu laaban karaan si ay kaga qayb qaataan dib u dhiskiisa

 
MAAMULKA WAAXDA ARIMAHA BULSHADA
Maamulka waaxda arimaha bulshada waxaa ugu sareeya madaxa waaxda wuxuuna leeyahay ku xigeen iyo xubno lashaqeeya maadaama ay balaarantahay howsha waaxdu, waaxdu waxay leedahay oo kale wakiilo u jooga meel walba oo ururku ku leeyahay xafiis, xubnaha waaxda arimaha bulshada waxay kuwada shaqayn doonaa maadaama ayka kala fogyihiin aalada internetka ayakoo fikirka iskugu gudbin doona hadba sidii macquula
Maamulka waaxdu waxay waxqabadkooda isuu gudbin doonaan bil bil waxayna u madax banaanyihiin gudashada howlahahooda si waafaqsan xeer hoosaadka ururka
Waaxdu waxay kalo u madax banaantahay inay xubin inay lashaqayso ururada kale ee ka dhisan dalka iyo dibada
 
 


No.
 
Darajada xubnaha
Magaca,
wadanka, telka, emailka
1.
Madaxa waaxda arimaha bulshada
Ifraax Yusuf Ciyow ( ifka ),
Norway, Hordland
Mobile: 004753523983,   Cadcad15@hotmail.com
2.
Kuxigeenka Waaxda arimaha bulshada
Ibrahim Mohamed Olad, 
Karachi, pakistan
mobile  +92-321-8944996,   Biixi17@hotmail.com
3.
Xubin waaxda arimaha bulshada
Raage Abdulqadir Hersi
( Yamyam )
Ohio, USA
Tell: +1615-243-5015  Raageyamyam@hotmail.com
4.
Xubin waaxda arimaha bulshada

 Yaasmeen Basheer (yaska)

PORTLAND, USA
tell: 001207-4829434   Jasmine4_4@hotmail.com
5.
Xubin waaxda arimaha bulshada
Haweya Hashi
USA  tell: +1608-220-1679 Haweyahashi04@hotmail.com
6.
Xubin waaxda arimaha bulshada
Abdalla Mo’allin,
Onaizah/Al-Qassim Saudi Arabia,  mobile: +966609047365  moallem10@hotmail.com
7
Xubin waaxda arimaha bulshada
 
 
 
 
2. WAAXDA WARBAAHINTA
waaxda saxaafadu waa waaxda labaad ee ugu balaaran ururka uguna howlbadan waxayna u xilsaarantahay dhamaan howlaha saxaafada iyo faafinta barnaamijka ururka taas oo loo gudbinayo bulshada
WAAJIBAADKA WAAXDA WARBAAHINTA
  1. faafinta iyo ugudbinta bulshada barnaamijyada ururka
  2. soo saarida wargayska ururka
  3. kala shaandhaynta fikarada ay soo gudbiyaan xubnaha ururka
  4. maamumilada howlaha websiteyada ururka
  5. soo saarida barnaamijka fariinta waddaniga
  6. soo saarida buugaag bulshada wax tara
  7. lashaqaynta wakaaladaha wararka ee kala gadisan
  8. isku dubaridka howlaha warbaahineed ee ururka.
 

MAAMULKA WAAXDA SAXAAFADA
Waaxda saxaafada waxaa u sareeya madaxa waaxda oo sitoos ah u hoostaga gudoomiyayaasha ururka, wuxuu leeyahay kuxigeeno iyo xubno lashaqeeya, waxaa kaloo u jooga wakiilo dhamaan meel walba oo ururku xafiis ku leeyahay,
 

No.
Darajada xubnaha
Magaca,
wadanka, telka, emailka
1.
Madaxa waaxda warbaahinta
Abdifatah Hussein  Sabrie
 Somalia   Tell: 00252 2 4450703 ibnuhusseinwaamina@hotmail.com
2.
Kuxigeenka waaxda warbaahinta
 
 
3.
afhayeenka waaxda waxbarashada
Abdullahi Jama Mohamed
 
<
Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip