Tacsi: inaa Lilaah Wa Inaa Ileehi Raajicuun, Xabiibo Sheekh Cumar.

0
Sunday July 05, 2009 - 20:16:21 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1098
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi: inaa Lilaah Wa Inaa Ileehi Raajicuun, Xabiibo Sheekh Cumar.

    Dhamaan maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Warsheekh, Waxey tacsi tiiraanyo leh hawada Umarinayaan dhamaan ehelka iyo qaraabada ay ka geeriyooday alaah unaxariistee marxuumad xabiibo Sheekh Cumar Sheekh Maxamed oo maalinimadi Shalay ku geeriyootay mag

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhamaan maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Warsheekh, Waxey tacsi tiiraanyo leh hawada Umarinayaan dhamaan ehelka iyo qaraabada ay ka geeriyooday alaah unaxariistee marxuumad xabiibo Sheekh Cumar Sheekh Maxamed oo maalinimadi Shalay ku geeriyootay magaalada Muqdisho.


Geerida Marxuumada ayaa waxa looga tacsiyeeyay Dhamaan Qoyska Reer Sheekh maxamed Sheekh C/raxman Ow Cumar gaar ahaan Aabe Sheekh Cumar Sheekh maxamed iyo Hooyo Faadumo Sheekh C/lle iyo dhamaan Ilmo Reer Sheekh Cumar iyadoo eebe Looga baryay in janadii Fardowso ka waraabiyo Gabadhooda Xabiibo Sheekh Cumar oo habeenimadi Xalay lagu duugay Qabuuraha qadiimig ah ee degmada Warsheekh.

Hadaba maamulka webka warsheekh Waxa tacsi si qaas ah ugu dirayaan Maxamed Sheekh Cumar iyo Aweys Sheekh CUmar oo walaashood marxuumad Xabiibo Sheekh Cumar  ku geeriyootay magaalada Muqdisho iyadoo Eebe Looga baryay in uu k waraabiyo Janatul Fardowsa iyagana kasiiyo samir iyo Iimaan , Inaa Lilaah Wa Inaa Ileehi Raajicuun

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip