Tacsi iiraanyo Leh Nabadoon Xuseen Calasow Maxamed

0
Friday July 24, 2009 - 20:31:48 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1608
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi iiraanyo Leh Nabadoon Xuseen Calasow Maxamed

    Waxa Tacsi Tiiraanyo leh halkaan looga marinayaa ehelka iyo Qaraabadi oo ka geeriyooday Allaah Unaxariistoo Nabadoon Xuseen Calasow Maxamed oo ku geeriyooday Degmada Cadale ee Gobolka Sh/dhexe iyadoo eebe looga baryaya in uu ka waraabiyo janadii Fard

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa Tacsi Tiiraanyo leh halkaan looga marinayaa ehelka iyo Qaraabadi oo ka geeriyooday Allaah Unaxariistoo Nabadoon Xuseen Calasow Maxamed oo ku geeriyooday Degmada Cadale ee Gobolka Sh/dhexe iyadoo eebe looga baryaya in uu ka waraabiyo janadii Fardowso inta uu ka dhintana samir iyo iimaan kasiiyo aamiin.


Hadaba tacsi tan lamid ah ayaa waxa dirayo dhamaan Culima’udiinka Reer Sheekh C/raxman Ow Cumar Alwarshiikh iyo maamulka, Shaqaalada iyo Aqristayaasha Shabakada Warsheekh iyagoo eebe uga baryaya Marxuum Xuseen Calasow in uu ka waraabiyo Janadi fardowsa Inta uu ka geeriyoodana Samir iyo Iimaan .

Inaa Lilaah Wa Inaa Ileehi Raajicuun

 

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip