Tacsi Tiiraanyo Leh, Marxuum Sheekh Maxamed Macalin Hilowle.

0
Friday July 24, 2009 - 20:45:16 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1459
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi Tiiraanyo Leh, Marxuum Sheekh Maxamed Macalin Hilowle.

    Waxa tacsi Tiiraanyo leh Halkaan Loo marinayaa Dhamaan Culuma’udiinka Ahlusunnah Waljamaac gaar ahaan Dariiqada Qaadariyada Gaar ahaan Seyliciyada gaar ahaan Jameecada Reer Sheekh C/raxman ow Cumar Alwarshiikhi iyadoo looga tacsiyeenaayo alaah

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa tacsi Tiiraanyo leh Halkaan Loo marinayaa Dhamaan Culuma’udiinka Ahlusunnah Waljamaac gaar ahaan Dariiqada Qaadariyada Gaar ahaan Seyliciyada gaar ahaan Jameecada Reer Sheekh C/raxman ow Cumar Alwarshiikhi iyadoo looga tacsiyeenaayo alaah unaxariistee Sheekhi Weynaa Sheekh Maxamed Macalin Hiwlowle oo ku geeriyooday Tuulada Calayaale ee Degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe.

Hadaba Geerida Sheekha kutimid ayaa waxa tacsi gaar ah loogu dirayaa Ehelka iyo Qaraabada oo ka geeriyooday sheikha iyadoo eebe looga baryaya in sheekha in janadii fardowso ka waraabiyo ehelkiisana samir iyo iimaan in uu alle ka siiyo .

Hadaba maamulka Shabakada Warsheekh waxa uu tacsi tan lamid ah udirayaan Culima’udiinka soomaaliyeed ee ahlusunnah waljamaac oo sheekha kaalin weyn ku lahaa iyagoo alle uga baryaya in uu ka waraabiyo janatul fardowsa  Xirti iyo Qaraabadi iyo Masha’iqdi uu sheekha baneeyana samir iyo iimaan eebe haka siyo .

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip