Tacsi Tiiraanyo Leh Marxuumad Seynab Cali Muuse

0
Saturday July 25, 2009 - 16:58:47 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1262
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi Tiiraanyo Leh Marxuumad Seynab Cali Muuse

    Dhamaan ehelka iyo Qaraabada ay ka geeriyootay alaah unaxariistee marxuumad Seynab Cali muuse waxa eebe looga baryayaa in uu samir iyo iimaan ka siiyo iyadana eebe ka dhigo midi ku hesha qabrigeeda neecaaw qaboow.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhamaan ehelka iyo Qaraabada ay ka geeriyootay alaah unaxariistee marxuumad Seynab Cali muuse waxa eebe looga baryayaa in uu samir iyo iimaan ka siiyo iyadana eebe ka dhigo midi ku hesha qabrigeeda neecaaw qaboow.

Waxa Tacsidaan si qaas ah hawada loogu marayaa dhamaan owlaada reer Sheekh c/raxan Ow Cumar Gaar ahaan Aabe Sheekh Abuukar Sheekh Maxamed iyo Xaasaskiisa iyo  Dhamaan Ilmo Sheekh Abuukar Sheekh maxamed iyadoo looga tacsiyenaayo Geridi Kutimid Alaah Unaxariistee Hooyo Seynab Cali muuse oo xalay ku geeriyooday Degmada Warsheekh ee Gobolka Sh/dhexe.

Hadaba Tacsidaan ayaa sidoo kale waxa la gaarsiinayaa dhamaan ehelka iyo qaraabada ay ka geeriyootay hooyo seynab cali muuse iyadoo eebena loogu baryay in uu ka waraabiyo janatul fardowsa inta ay ka geeriyoootay samir iyo iimaan.

 

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip