Tacsi Tiiraanyo Leh, Marxuum Xaaji Maxamed Sheekh Abuukar (Xaaji Kaw-Kawle)

0
Tuesday July 28, 2009 - 19:39:03 in Tacsi by Xarunta Dhexe
  • Visits: 1403
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi Tiiraanyo Leh, Marxuum Xaaji Maxamed Sheekh Abuukar (Xaaji Kaw-Kawle)

    Waxa Halkaan Tacsi Tiiraanyo leh looga diraya ehelka iyo qaraabadi oo ku geeriyooday alaah unaxariistee Xaaji Maxamed Sheekh Abuukar Oo ku magac dheer xaaji Kawkawle iyadoo eebe looga baryaya janadi fardowse in uu ka waraabiyo .

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxa Halkaan Tacsi Tiiraanyo leh looga diraya ehelka iyo qaraabadi oo ku geeriyooday alaah unaxariistee Xaaji Maxamed Sheekh Abuukar Oo ku magac dheer xaaji Kawkawle iyadoo eebe looga baryaya janadi fardowse in uu ka waraabiyo .

Tacsidaan ayaa waxa dirayo dhamaan culima'udiinka Ahlusunnah Waljamaac gaar ahaan Dariiqada Qaadirah Gaar ahaan dhamaan xirta iyo masha'iqda ku sugan dhamaan Masjidyada iyo Mowlacyada  reer Sheekh C/raxman Ow cumar Alwarshiikhi iyadoo eebe uga baryay Xaaji Kaw kawle in uu janadi ka waraabiyo ehelka iyo qaraabadi oo katagay xaajiga samir iyo iimaan.

Hadaba Tacsi Tan lamid ah ayaa waxa dirayo maamulka iyo shaqaalaha Shabakada Warsheekh iyagoo Xaaji Maxamed eebe ugu baryay Danbi dhaaf siiyo inta uu ka tagayna samir iyo iimaan Inaa Lilaah Wa Inaa Ileehi Raajicuun

 

Akhrise hoos kadhiibo fikirkaaga


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip